|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Kormeer Kusoo Maray Xabsiga Dhexe Ee Magaalada Burco.
November 4, 2018 - Written by Editor:Burco(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee jamhuuriyada somaliland Prof Aadan Xaaji Cali oo ay weheliyaan Xeer ilaaliye kuxigeenka guud iyo xubno katirsan bahda garsoorka somaliland oo maalmahan ku sugnaa gobolka togdheer ayaa kormeer indho indhayn ah kusoo maray xabsiga dhexe ee Magaalada Burco. Waxaana xubnaha waftigan warbixin ka siiyay xaalada xabsiga maamulka iyo masuuliyiinta ciidamada asluubta, Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan; Related posts:DAAWO: War-bixin Daaha Ka Rogtay Qashinka Buux dhaafiyay Caasimadda Hargaysa iyo Maayarka Uo U Muuqd... DAAWO; Xisbiyada Wadani & Ucid Oo kulan La Yeeshay Wafti ka Socda Igad Iyo Qaramada Midoobay . Wasiirka Horumarinta Reermiyiga Jsl Oo Ka Qaybgalay Munaasibad Lagu Qaramaynayay Ciidamo Tiro Badan ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|