DAAWO; Dawlada Jabuuti Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid faysal Cali Waraabe. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dawlada Jabuuti Oo Si Kulul Ugu Jawaabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid faysal Cali Waraabe.
November 28, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N)-safiirka Dalka Jabuuti ufadhiya somaliland Ambasador Xuseen kawaaliye ayaa si kulul uga jawaabay hadal kasoo yeedhaygdoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe.

safiirka jabuuti

Sidoo kale safiirka dalka jabuuti  ujooga somaliland ayaa faysal cali waraabe ku tilmaamay in uu ku waashay madaxwaynaha jabuuti aflagadadiisa.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;  

COMMENTS
LINKS