Basaska Dadwaynaha ee Nairobi oo Shaqo Joojin Sameeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Basaska Dadwaynaha ee Nairobi oo Shaqo Joojin Sameeyay
November 12, 2018 - Written by Reporter:

Nairobi (WJN)- Mulkiilayaasha gawaadhida dadwaynaha qaada ee Kenya looga yaqaanno Matatuda ayaa shaqo joojin sameeyay iyaga oo ka cabanaya shuruudo adag oo ay dawladdu hore u soo rogtay balse dhaqan galintooda la billaabayo.

Shuruucda la dhaqan galinayo hadda waxaa ka mid ah in dhammaan basaska dadwaynuhu ay yeeshaan suuman, in la xaddido xawaarahooda iyo in ay yeeshaan calaamad jaale ah oo lagu aqoonsado.

Daawo qaar ka mid ah sawirrada wadooyinka laga soo qaaday.

Kenya1 Kenya2 Kenya3NAIROBI

COMMENTS
LINKS