|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland oo Ka Hadashay Dhaawacyo Gobolka Sool Laga Qaaday oo Muqdisho La Geeyay
October 26, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xukuumada Somaliland ayaa waxa ay markii u horeysay ka hadashay warar maal mihii u danbeeyay la isla dhexmarayay oo ku saab sanaa in qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaal beeleedkii koonfurta gobolka Sool la geeyay magaalada Muqdisho. Agaasimaha guud ee wasaarada Caafimaadka Somaliland Maxamed Cabdi “Xergeye” ayaa waxa uu ka Hadley arrintaasi isagoona waxba kama jiraan ku tilmaamay.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo: Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Maxamed Xaashi Cilmi, Muxuuse Ka Yidhi Hogaaminta Madaxwey... Madaxweynaha Somaliand iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Maanta U Kicitimay Magaalada Jigjig ee Dawlada De... Xukuumada Somaliland Oo Dhagax Dhigtay Dhismaha Wado Isku Xidhaysa Gabiley Iyo Deegaanka Caada. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|