|
|||||
WAJAALE NEWS
Xoghayaha Xisbiga Kulmiye oo Weerar Afka Ah Ku Qaaday Siyaasi Ramaax, Soona Bandhigay Sababihii Xilka Looga Qaaday Jaamac Shabeel
October 14, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xoghayaha guud ee xisbi xaakimka Kulmiye Xasan Siciid oo waraysi xaasaasiya oo dhinacyo badan taabanaya lala yeeshay ayaa waxa uu ka hadley arrimo door ah, Isagoo weerar afka ah ku qaaday Siyaasi Ramaax oo ka mid ahaa saraakiisha xisbiga Kulmiye, isagoo sheegay in aanu waxba ka ahaan jirin xisbiga Kulmiye oo aanu ka mid ahayn golaha dhexe ee xisbiga. Sidoo kale Xoghayaha xisbiga Kulmiye Xasan Siciid ayaa waxaa uu soo bandhigay sababihii xilka looga qaaday gudoomiyihii xisbigaasi Jaamac Shabeel.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga oo dhamaystiran
Related posts:Daawo:Xoghayaha Cadaalada Xisbiga Wadani Barkhad Jaamac Oo Ka Hadlay Dhacdadii Xalay Lagu Dhaawacay ... Madaxweynaha Jsl oo Maanta ka Qaybgalay Aas-Qaran oo loo Sameeyey Marxuun Cabbaas Idiris (John Dry... DAAWO;-Siyaasi Rashiid Jaamac Dhari Oo Ka Hadlay Kulankii Madaxwaynayaasha Jsl Iyo DDSI, Soona Dhawe... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|