|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Waddani iyo Ucid oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Joojiso Fara-gelinta Ay Ku Hayso Golaha Deegaanka Bali-gubadle
October 24, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xibiyada mucaaridka Somaliland ee Waddani iyo Ucid ayaa waxa ay xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqeen inay fara-gelinta ka dayso golaha deegaanka degmada Bali-gubadle, Iyagoona sheegay sabab ay Wasaarada arrimaha Guduhu isku hortaagto aqlabiyada
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/wrgHKurBE3k COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|