|
|||||
WAJAALE NEWS
Xisbiga Kulmiye oo Go’aan Ka Soo Saaray Shirweynihii Jaamac Shabeel Ku Dhawaaqay
October 3, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha ku meel gaadhka golaha dhexe ee xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa waxa uu jawaab adag ka bixiyay shirweyne uu ku dhawaaqay Jaamac Shabeel. Sidoo kale Maxamuud Jaamac Warfaa ayaa waxa uu waxba kama jiraan uu ku tilmaamay shirweynahaas uu ku baaqay oo aanu ka mid ahayn xisbiga oo uu dibad joog ka yahay, Waxaanu uu xubnaha golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye ugu baaqay in aanu haba yaraatee jirin shirwayne ay isugu imanayaan.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/m3XJt5avS6Y Related posts: Guddida Joogtada Baarlamaanka Oo Socdaal Shaqo Ugu Kicitimay Awdal Iyo Md Buubaa Oo Sheegay In Xafi... Beesha Caalamka Oo Hargeysa U Soo Diraysa Wefti U Garnaqa Madaxweyne Biixi Iyo Xisbiyada Mucaaradka Madaxweynaha JSL Oo Qasriga Madaxtooyada Casho Sharaf Ugu Sameeyay Wakiilada Somaliland U Jooga Wadd... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|