Xildhibaan Xukuumada Ugu Baaqay Inay Tallaabo Ka Qaaddo Horjoogayaasha Dagaalka Sool Wada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Xukuumada Ugu Baaqay Inay Tallaabo Ka Qaaddo Horjoogayaasha Dagaalka Sool Wada
October 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Maxamed Jaamac Axmed oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland oo ka soo jeeda gobolka Sool ayaa waxa uu xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay in ay talaabo ka qaado horjoogayaasha dagaalka ka wada Magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS