|
|||||
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ay Xukuumada Muuse Biixi Soo Adeegsatay oo U Jawaabay Guddoomiye Cirro, Gudida Doorashooyinkana Ka Difaacay Eedo Loo Soo Jeediyay
October 24, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Xildhibaan Saleebaan Cawad Cali “Bukhaari” oo ka mid ah mudanayaasha golaha Wakiilada Somaliland oo ay soo adeegsatay Xukuumada Madaxweyne Biiixi ayaa waxa uu u jawaabay Guddoomiyaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Cirro oo dhaliilo u soo jeediyay Xukuumada. Dhinaca kale Xildhibaan Saleebaan Bukhaari ayaa waxa uu gudida koomiishanka doorashooyinka ka difaacay eedaymo loo soo jeediyay.
Halkan hoose ka daawo muqaalka Related posts: Dowlada Soomaaliya Oo Somaliland Ku soo Amartey In ay Degdeg Ugu Soo Diyaargarowdo Wadahadaldii a... Culimada Magaalada Boorama Oo Ka Digay Cawaaqib Xumada Ka Dhalan Karta Isku Milanka Siyaasada Iyo Qa... DAAWO; Wasaarada Maalgashiga Oo Ku Fashilantay In Ay Faah faahin ka Bixiso Ujeedada Shirkad Maalgas... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|