|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Gaadiidka Somaliland Muxuu Ka Yidhi In Khilaaf U Dhexeeyo Hay’adda Wadooyinka?
October 31, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada gaadiidka horumarinta Jidadka Somaliland Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa waxa uu ka hadlay khilaaf la sheegay in uu soo kala dhex galay isaga iyo Maareeyaha Hay”adda Wadooyinka. Wasiir Cabdilaahi Abokor ayaa waxa kale oo uu ka hadley cabasho ka soo yeedhay qaar ka mid ah wadayaasha gaadiidka yar yar kaasi oo la xidhiidha amaro ay wasaaradu ku soo rogtay. Dhinaca kale Wasiirka wasaarada Gaadiidka ayaa waxa uu shaaciyay wakhtiga rasmiga ah ee ay bilaabmayso qaadashada taarikada cusub ee gaadiidka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:War DegDega Muwaadiniin Basaskooda Ku Dhajiyey Istiikaro Ay Ku Xardhantay Free Haatuf And Hubaal oo ... Safaarada Itoobiya Ee Hargeysa Oo Shaacisay Xilliga Ay Joojinayso Fiise-ku-Bixinta Baasaboorkii Hore... DAAWO;-Qoraa Cali Qoryoolay Oo Madaxwaye Biixi Ku Eedeeyay In Uu Isagu Doonayo In Farmaajo Yimaado H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|