Wasiirka Biyaha Somaliland oo Sheegay In Ay Rajo Weyn Ka Qabaan Sidii Caasimadda Hargeysi U Heli Lahayd Biyo Ku Filan | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Biyaha Somaliland oo Sheegay In Ay Rajo Weyn Ka Qabaan Sidii Caasimadda Hargeysi U Heli Lahayd Biyo Ku Filan
October 24, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada horumarinta Biyaha Somaliland, Saleebaan Yuusuf Cali “Koore” ayaa waxa uu sheegay in guud ahaan ay rajo weyn ka qabaan islamrkaan ay dadaal kooda oo dhan isugu geeyeen sidii caasimadda Somaliland ee Hargeysi u heli lahayd biyo ku filan waxaanu rajo ka muujiyay wasiirku dadaalka biyo ballaadhinta caasimadda loogu jiro wakhtigan.

 

Halkan hoose ka daawo muqaalka

https://youtu.be/OjL2nE1F1mo

COMMENTS
LINKS