Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo maanta hortagay gudida difaaca ee golaha Wakiilada Somaliland ayaa waxa uu ka Hadley maayarka cusb ee dhawaan lagaga dhawaaqay mid ka mid ah degmooyinka magaalada Hargeysa.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/rNS6Oi3vCaY