|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo La Kulmay Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya iyo Arrimaha Ay Ka Wada Hadleen
October 25, 2018 - Written by Reporter:Nairobi (WJN)- Wasiirka arrimaha dibada iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland dr. Sacad Cali Shire ayaa waxa uu kulan balaadhan la qaatay Hoggaamiyaha aqlabiyadda baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale. Kulaankan ayaa labada dhinac waxa ay kaga wada hadleen sidii ay u siyaadin lahaayeen ganacsiga labada dal ee Kenya iyo Somaliland, dhaq-dhaqaaqa dadka iyo taageerida Kenya ku sameynayso ganacsiga Somaliland.
Related posts:Gudida Nabadgalyada Gobolka Sool Oo Kulan Ay Yeesheey Kaga Hadlay Abniga Magaalada Laascaanood Iyo R... “Muuse Biixi Taageerayaashii Madaxwaynaha Ka Dhigay (55%) Isaga Ayaa kala Naqaystay, Oo Intii Dookhi... Raysal-wasaare Abiye Oo Han-jabaad Culus Udiray Tplf, Xili Ay La Wareegeen Badi Gobolka Tigrey. COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|