|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Gaadiidka Somalilad oo Amaro Culus Ku Soo Rogtay Gaadiidka VITS-ta
October 28, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasaarada horumarinta Gaadiidka Somalilad ayaa waxa ay amaro culus ku soo rogtay gaadiidka loo yaqaano VITS-ta. War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiirka gaadiidka Cabdilaahi Abakor ayaa waxa lagu sheegay in gaadiidka loo yaqaan VITS-ta aanay u bixi Karin gobolada dalka, Iyadoo Wasaaradu sheegtay in inta badan aanay lahayn xirfada wadada Gaadiidka, Waxaanay sheegtay cidii u hogaansami wayda in ay mudanayso ciqaab.
Halkan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka
Related posts:Shaqaale Oo Katirsan Wasaarada Xanaanada Xoolaha Oo Cabasho La Hor tagay Haayada Shaqaalaha Dawlada... “Muuse Sidii Doono Hayeelo Oo Dagaal Harido, Oo Haku Marmar Soodo, Waxaan Leeyahay Muusoow Sidaad Do... DAAWO; Muj Xamarji Oo Madal Uu Goob Joog Ka Ahaa Gudomiye Muuse Biixi Dusha Ka Saaray Eedaymo Culus,... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|