Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somalilad | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Waraysi Xaasaasiya oo Lala Yeeshay Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somalilad
October 5, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo guryaynta  Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” oo lala yeeshay warasyi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin diwaan gelintii guriga Madaxweyne Muuse Biixi, Diwaan gelinta hantida ma-guurtada ah ee dowlada, iibka qayb ka mid ah Dugsiga Maxamuud Axmed Cali iyo arrimo kale oo xaasaasiya.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/ge9evK1hpTo

COMMENTS
LINKS