Berbera (WJN)- Soomaali qaxooti ku ahayd dalka Yemen ayaa waxa maanta laga dajiyay dekkadda magaalada Berbera ee Jamhuuriyadda Somaliland.
Dadkaas waxaa qaabilay Hay’adda qaxootiga ee Qaramada Midoobay iyo hay’adda Socdaalka ee IOM.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka sawirrada