Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Lagu Soo Dhaweeyay Laascaanood, Kana Hadley Xaalada Tukaraq iyo Dagaalka Koonfurta Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo Lagu Soo Dhaweeyay Laascaanood, Kana Hadley Xaalada Tukaraq iyo Dagaalka Koonfurta Sool
October 1, 2018 - Written by Reporter:

Laascaanood (WJN)- Siyaasi Baashe Cali Jaamac oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Sidoo kale Siyaasi Baashe Cali Jaamac ayaa waxa uu ka hadley xaalada deegaanka Tukaraq, Dagaalkii labada beelood ee Walaalaha ah ku dhexmaray Koonfurta gobolka Sool, Isagoo ka dayriyay xaalada amni ee magaalada Laascaanood.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/OONvTKND5is

COMMENTS
LINKS