Siyaasi Abgaal oo Sheegay Inay Dalka Ka Jirto Cadaalad Daro Xoogani | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Siyaasi Abgaal oo Sheegay Inay Dalka Ka Jirto Cadaalad Daro Xoogani
October 1, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Siyaasi Maxamed Jaamac Abgaal oo ka mid ah masuuliyiinta sar sare ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa uu si adag uga hadley xaalada dalka isagoo dhaliilay habka Madaxweyne Muuse Biixi u soo dhisay Xukuumadiisa oo uu tilmaamay inay ka muuqato cadaalad daro.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS