Shirkii Maayarada Dalka Uga Socday Magaalada Boorama oo La Soo Gabagabeeyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Shirkii Maayarada Dalka Uga Socday Magaalada Boorama oo La Soo Gabagabeeyay
October 31, 2018 - Written by Reporter:

Borama (WJN)- Waxaa maanta si rasmi ah magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal lagu soo gabagabeeyay shirkii mudada sadexda cisho ah u socday Maayarada gobolada dalka Somaliland ee lagaga hadley waxyaabaha ay qaban doonaan dowladaha hoose shanta sano ee socda.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS