|
|||||
WAJAALE NEWS
Shir Lagaga Hadlayay Arrimaha Nabad Geliyada oo Lagu Qabtay Magaalada Jigjiga
October 31, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Shir balaadhan oo lagaga hadlayay arrimaha nabad geliyada ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Jigjiga. Kulankan oo u shir gudoominayay Madaxweynaha Dowlad deegaanka ayaa lagaga arrinsaday islamarkaana lagu lafaguryay sidii loo sii xoojin lahaa nabad geliyada deegaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/Kt4pxNVMzss COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|