|
|||||
WAJAALE NEWS
“Sharciga Xirsi U Baneeyay Cafimaadka Siilaanyo Waa Lagu Dacweyn Karaa”.Af-hayeenkii Hore Madaxtooyada
October 29, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN) – Af-hayeenkii hore madaxtooyada Somaliland Xuseen Aadan Cige “ Xuseen Dayr” ayaa waxa uu ka Hadley buuga muranka badan ka dhex abuuray bulshada ee uu qoray hogaamiyaha Xisbiga Waddani Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxa uu sidoo kale Xuseen Dayr uu si adag u duray buuga uu hogaamiye Xirsi qoray oo uu qaybo ka mid ah kaga Hadley Caafimaadka Madaxweynihii hore Somaliland Axmed Siilaanyo. Dhinaca kale Xuseen Dayr ayaa waxa uu sheegay in cid kasta oo dhibsatay qoraalada ku qoran buuga uu qoray hogaamiye Xirsi ay ku dacwayn karto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:11000 kun Oo Arday Oo Saaka Somaliland Ufadhiistay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Wa... Maraykanka Oo Ka Hadlay Sobobta Aanay Ushaacin Magacyada Madaxda Somaliya Ee La Saaray Xayiraada. Ciidanka Dab-demiska Oo Ka Warbixiyay Sida ay Ugu Guuleysteen Xakamaynta Dab Weyn Oo ka kacay Suuqa ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|