|
|||||
WAJAALE NEWS
Qoysaskii Ka Soo Barakacay Colaada Deegaanka Dhumay Ee Gobolka Sool oo Ka Dayriyay Xaaladooda Nololeed
October 27, 2018 - Written by Reporter:Laascaanood (WJN)- Qoysaskii ka soo barakacay colaadii dhawaan labada beeleed ee walaalaha ah ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool ayaa ka dayriyay xaalada nololeed ee ay ku sugan yihiin. Qaar ka mid ah qoysaskaasi ka soo barakacay colaada deegaanka Dhumay ayaa waxa ay sheegeen inaanay haysan hoy iyo hanti midna, Waxaanay baaq u direen Xukuumada, Hay”addaha dowliga ah iyo dhamaan umada muslimka ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Wasaarada Xidhiidhka Golayaasha Somaliland Oo Ka Hadashay Murankii Ka Dhashay Mooshinka Haamaha Kayd... Daawo:Muuqaalo Cajiiba Oo Ka Soo Kordhay Sidii Loo Khaarajiyay Safiirkii Ruushka U Joogay Dalka Turk... Madaxweynaha Eritrea Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Oo Safar Lama Filaan Ku Tagay Dalka Koonfurta Suu... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|