|
|||||
WAJAALE NEWS
Magaalada Jig Jiga oo Lagu Qabtay Kulan Looga Arrinsanayo Dhibaatoyinkii Soo Maray iyo Sidii Looga Faa’idaysan Lahaa Isbedelka
October 8, 2018 - Written by Reporter:Jig Jiga (WJN)- Magaalada Jigjiga waxaa maanta ka dhacay kulan ay aqoonyahanka deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya kaga hadlayeen dhibaatooyinkii soo maray gobolkaas iyo sidii wax looga baran lahaa. Sidoo kale kulanka waxaa lagu soo qaaday isbedelka cusub ee Itoobiya ka dhacay iyo qaabka ay dadka deegaankaasi uga faa’iideysan karaan. Siraaji Aadan Xasan iyo Maxamed Muxumed Colaad oo ka mid ah qaban qaabiyayaasha kulankaas ayaa waxa ay ka warameen ujeedka kulankaas.
Halkan hoose ka dhagayso https://youtu.be/LGN5fmmUKxk Related posts:DAAWO ; Qaarkamida Dadwaynaha Magaalada Berbera Oo ka Dhiidhiyay Xadhiga Sharci darada ah Ee Uu Ma... Shirweynaha Caalamiga Ah Ee Daaraasaadka Soomaalida oo Maalintii Labaad Ka Socda Jaamacada Hargeysa Daawo:Musharaxa Xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro Iyo Saraakiisha Sarsare Ee Xisbigaas Oo Cisbitaalka Wa... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|