Laascaanood (WJN) –Qaar ka mid ah Xildhibaanada golaha deegaanka degmada Laascaanood ayaa waxa ay maanta gudbiyeen mooshin xilka lagaga qaadayo Maayarka magaalada Laascaanood Cabdicasiis Xuseen Taaroole.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
https://youtu.be/RokA0jEFxy8