Borama (WJN) – Maayarka caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” oo magaalada Boorama kaga qayb galay kulanka Maayarada dalka ayaa waxaa uu markale difaacay qorshaha lagu rarayo Madaxtooyada Somaliland iyo aqala Baarlamaanka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka