|
|||||
WAJAALE NEWS
Maalinta Cuntada Adduunka oo Si Wayn Looga Xusay Magaalada Hargeysa
October 16, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Munaasibad balaadhan oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada horumarinta Somaliland islamarkaana lagu xusayay maalinta Cuntada Adduunka ee 16 October ayaa lagu qabtay magaalada Hargeysa. Munaasibadan oo ka qabsoontay huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa waxaa ka soo qayb galay Wasiirka wasaarada horumarinta Beeraha, Wasiirka Wasaarada Biyaha, Wasiirka wasaarada Deegaanka, Wasiir ku-xigeenka Qorshaynta, Hay”addaha ay wada shaqaynta leeyihiin wasaarada Beeraha iyo marti sharaf kale, Waxaana madashan lagu soo bandhigay noocyada kala duwan ee cuntooyin.
https://youtu.be/dl-sW73-Og8 Related posts:Midawga Yurub Oo Isku Raacay Qorsheyaal Talaabo Militari Ka Mid Tahay Oo Tahriibeyaasha Lagu Xakamay... Gudoomiyaha Baarlamaanka Punthland Oo Ka Hadlay Weerar Dhacay Xarunta Golaha Iyo Eeda Uu Ujeediyay ... Daawo:Abwaan Laab Saalax Oo Sarif Bararka Iyo Sixir Bararka Wadanka Aafeeyay Dusha Uga Tuuray Adeega... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|