|
|||||
WAJAALE NEWS
Khilaaf Xoogan oo Soo Kala Dhexgalay Wasiirka Beeraha Somaliland iyo Gudoomiyaha Hay”adda U Diyaar Garoowga Aafooyinka
October 14, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Khilaaf xoogan ayaa waxa uu soo kala dhexgalay Wasiirka wasaarada horumarinta Beeraha Somaliland Axmed Muumin Seed iyo Gudoomiyaha u diyaar garoowga aafooyinka iyo kaydka raashinka Faysal Cali Sheekh, Kadib markii shalay hadalo is khilaafsan shacabka ugu direen digniin la xidhiidha roobab duufaano wata oo laga cabsi qabo inay ku dhuftaan wadamo ay Somaliland ku jirto.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Daawo: Gudida Nabadaynta Golaha Guurtida Somaliland oo War Ka Soo Saaray Colaada Buuralayda Shidan E... Suldaan Cabdiraxmaan Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Talaabo Ka Qaado Jabhada Buurta Gacan Libaax Gash... Faysal Cali Waraabe oo Sheegay In Ay Ergadii Sadexda Xisbi Ee Wadahadalada Yeeshay Ay Khilaafka Inti... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|