Khilaaf Cakiran oo Ka Dhex Qarxay Wasaaradaha Maaliyada iyo Gaadiidka+Taarikadii Cusbaa Ee Gaadiidka oo Dekeda Ku Xaniban | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Khilaaf Cakiran oo Ka Dhex Qarxay Wasaaradaha Maaliyada iyo Gaadiidka+Taarikadii Cusbaa Ee Gaadiidka oo Dekeda Ku Xaniban
October 31, 2018 - Written by Reporter:

Berbera (WJN)- Waxaa dekeda magaalada Berbera ku xaniban Taarikadii cusbaa ee gaadiidka iyadoo arrintan loo aanaynayo khilaaf xoogan oo soo kala dhex galay Wasiirada wasaaradaha Maaliyada iyo Gaadiidka.

Isu-duwaha wasaarada Gaadiidka Aadan Maxamed Aadan ayaa waxa uu ka hadlay waxyaabaha sababay in dekeda ku xanibnaadaan taarikada cusub ee gaadiidka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS