|
|||||
WAJAALE NEWS
“Ictiraaf Raadin Yaynaan Wakhtiga Iskaga Lumin Ee Waa In Beesha Caalamka U Soo Bandhigno Dhibtii Somaliya Inoo Gaysatay”.Maxamed Xaashi
October 13, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Eng, Maxamed Xaashi Cilmi oo ka mid ah siyaasiyiinta madasha wadatashiga Somaliland ayaa waxa uu Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi u soo jeediyay in aan wakhtiga iskaga lumin ictiraaf raaadin iyo waxyaabo aan qaranka dan u ahayn oo ay beesha caalamka u soo bandhigto dhibaatooyinkii iyo xasuuqii ay dowlada Soomaaliya u gaysatay shacabka Somaliland.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/D6Tl4qLUnZU Related posts:Daawo: Gudoomiye Cirro Oo Hada Ka Hadlay Muranka Ka Taagan Jagadii Uu Baneeyay Marxuum Xildhibaan Ib... Xildhibaan Khadar Guun Oo Ka Hadlay Xadhiga Gaashaanle Sare Faysal Xiis, Eedo Culusna Ujeediyay Tali... DAAWO; Wasaarada Beeraha Iyo Haayada Fulinaysa Mashruuca Biyo Xidheeno Loogu Samaynayo Gobolka Gabi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|