|
|||||
WAJAALE NEWS
Hor-dhaca Waraysi Dhinacyo Badan Taabanaya oo Lala Yeeshay Wasiirka Hawlaha Guud Ee Somaliland
October 3, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Wasiirka wasaarada hawlaha guud dhulka iyo guryaynta Somaliland Cabdirashiid Xaaji Ducaale “Qambi” oo lala yeeshay warasyi dhinacyo badan taabanaya ayaa waxa uu kaga hadley arrimo door ah oo ay ka mid yihiin diwaan gelintii guriga Madaxweyne Muuse Biixi, Caqabado uu kala kulmay Maayarada Hargeysa, Gabiley iyo Berbera, Gacan ku haynta Somaliland ee Buuhoodle, Iibka dhulka ka mid ah Dugsiga Maxamuud Axmed Cali iyo Guryo ay xaraashtay xukuumadii hore ee Siilaanyo.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Daawo: Sheekh Aadan-Siiro oo Sheegay Inaan Bulshadu Dhaqaale Ahaan Awood U Lahayn Beddelaadda Taarik... DAAWO; Gudoomiyaha Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye Oo Sheegay In Aanay Raali Ka Ahayn Mudo Kordhin... DAAWO;Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Qaawan U Weeraray Shaqsiyada Gudoomiye-xigeenka Waddan... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|