|
|||||
WAJAALE NEWS
Hogaanka Xisbiga Waddani oo Ka Hadlay Arrimo Xaasaasiya oo Ka Taagan Somaliland
October 31, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Murashaxa madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cali Cabdi ayaa waxa uu ka hadey mowqifkooda ku aadan doorashooyinka Somaliland isagoona sheegay in hadalka Madaxweynaha Somaliland ay ka muuqato inaanay dalka ka dhacayn doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku. Dhinaca kale Murashaxa Madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga Waddani ayaa waxa uu soo bandhigay waxyaabaha ay ku saluug san yihiin gudida koomiishanka doorashooyinka.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:Sedex Qof Oo Magaalada Berbera Ugu Geeriyooday Xanuunka Covid19 Iyo Tiradii Ugu Badnayd Ee Laga Hela... DAAWO;"Xukuumadu Hadii Aaney faraha Kala Bixin Arin Ceel afweyn Tol kayo Ayaanu Raaci.." Sul Maxamed... Gudoomiyaha Urur Siyaasadeedka Kaah Oo Markale Eedo Culus Ujeediyay Xukuumada Madaxwayne Biixi! COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|