Hargeysa (WJN)- Gudidda qandaraasyada qaranka Somaliland ayaa waxa ay maanta soo bandhigeen 11 mashruuc oo tartan loo geli doono kuwaas oo u badan xarumaha hooyada iyo dhalaanka.
Guddoomiyaha qandaraasyada qaranka Nuux Maxamed Xuseen iyo Caasha Cabdilaahi Cilmi oo xubin ka ah gudidda qandaraasyada qaranka ayaa waxa ay sheegeen in tartankaasi u dhici doono si xalaal ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka