|
|||||
WAJAALE NEWS
Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland oo Shaaciyay Tartan Loo Gelayo Dhismaha Jidka Isku Xidha Hargeysa iyo Kalabaydh
October 14, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Gudida qandaraasyada qaranka Somaliland oo ay weheliyaan masuuliyiinta wakaalada horumarinta Wadooyinka ayaa waxa ay maanta si rasmi ah u shaaciyeen tartan loo gelayo dhismaha jidka isku xidha magaalooyinka Hargeysa iyo Kalabaydh oo dayactir lagu samaynayo, wadadaas oo dherer keedu dhan yahay 60KM Gudoomiyaha gudida qandaraasyada qaranka Nuux Maxamed Xuseen ayaa waxa uu sheegay in 14-ka bisha oo maanta ku beegan ay bilaabmayso baahinta qandaraasku.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka https://youtu.be/tbvOoH2vIFQ Related posts:War-Deg-Dega:Gaadhi Booyad ah Oo Arday Ku Jiidhay Magaalada Arabsiyo Iyo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaaw... Daawo:Murashaxa Madaxwayne ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Oo faah-faahin ka Bixiyay Nuxurka kul... DAAWO;-Ergayga Qaramada Midoobay U Qaabilsan Somaliya Oo Ka Hadlay Suurto Galnimada Doorashooyin Dha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|