Guddoomiye Cirro oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhexmaratay Koonfurta Laascaanood | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiye Cirro oo Baaq Nabadeed U Diray Beelaha Dirirtu Ku Dhexmaratay Koonfurta Laascaanood
October 25, 2018 - Written by Reporter:

London (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo Af-hayeenka xisbigaasi ee qaarada yurub Qaasin Aadan Saleebaan ayaa waxa ay si wada jir ah baaq nabadeed ugu direen beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhexmaratay deegaanka Dhumay ee koonfurta gobolka Sool.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS