Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Ka Hadley Colaada Ka Soo Cusboonaatay Gobolka Sool | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Xisbiga Ucid oo Ka Hadley Colaada Ka Soo Cusboonaatay Gobolka Sool
October 23, 2018 - Written by Reporter:

Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe ayaa waxa uu ka hadley colaada maarkale ka soo cusboonaatay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood, Isagoona xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi ugu baaqay  in ay coladaas u gasho sidii ay u gashay colaadii Ceel-afwayn.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS