|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Hay”adda U Diyaar Garoowga Aafooyinka oo Ka Warbixiyay Kulan Uu La Qaatay Hay”addaha Qaramada Midoobay
October 28, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha Hay”adda u diyaar garoowga aafooyinka iyo Kaydka raashinka Somaliland Faysal Cali Sheekh ayaa waxa uu ka warbixiyay kulamo uu la yeesheen Hay”addaha Qaramada Midoobay iyo qaar ka mid ah Hay”addaha Dowlada. Dhinaca kale Guddoomiyaha Hay”adda u diyaar garoowga aafooyinka ayaa waxa uu sheegay inay Hay”addahaasi ka wada hadleen sidii gurmad deg deg ah loo gaadhsiin lahaa dadkii ku dhaawacmay shaqaaqadii labada beelood ku dhexmartay deegaanka Dhumay ee gobolka Sool.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka Related posts:DAAWO; Safiirka Dalka Sweden U Fadhiya Somaliland Oo Si Qoto Dheer Ula Dardaarmay Shacabka Gobolka G... Wasiirka Horumarinta Denmark Oo Ka Warramay Socdaal Uu Ku Yimid Hargeysa Iyo Kulan Uu Layeeshay Mada... Daawo:Gudoomiyaha Golaha Guuurtida Somaliland Oo Walaac Ka Muujiyay In Ay Doorashadu Waqtigeegii Qab... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|