|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Guurtida Somaliland oo Sheegay In Madaxweyne Muuse Biixi Afka Dhowrayo In Uu Cadeeyo In Aanay Dalka Ka Qabsoomayn Doorashooyinku
October 27, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Guddoomiyaha golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan oo maanta shir-guddoominayay kal-fadhigii 67aad ee golahaasi ayaa waxa uu cadeeyay in Madaxweyne Muuse Biixi afka ka dhowrayo in uu cadeeyo in aanay qabsoomayn doorashooyinka Wakiilada iyo Deegaanku. Dhinaca kale Gudoomiye Saleebaan ayaa waxa uu si adag uga Hadley dagaal beeleedka deegaanka dhumay ee koonfurta gobolka Sool ku dhexmaray labada beelood ee walaalaha ah.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Raxan Xildhibaano Ah Oo Axada Beri Si Rasmi Ah Ugu Biiraya Xisbiga Waddani Iyo Magacyada Qaar Ka Mid... Gaadhi Nooca Xamuulka Qaada ah Oo Dib Uga Noqday Dalacada Jidka Isku Xidha Xaafadaha Xero Awr Iyo ... Hargeysa: Ardaydii Iskuulada oo Saaka ku Habsaamay Wadooyinka oo Boolisku ku Hor istaageen Basas-kii... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|