Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Asmara | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dowlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF oo Heshiis Ku Kala Saxeexday Asmara
October 21, 2018 - Written by Reporter:

Asmara (WJN)- Dawlada Itoobiya iyo Jabhada ONLF ayaa maanta magaalada Asmara ee dalka Eritrea ku kala saxeexday heshiis dhawr qodob ah.

Afhayeenka ururkaasi Cabdiqaadir Xasan Hirmooge “Cadaani” oo ayaa sheegay in qodobadaasi ay ka mid yihiin in colaada la joojiyo iyo in ONLF ay sii wadan karto halgankii iyo ujeedooyinkii ay u halgamaysay.

Halkan hoose ka dhagayso warkan oo faah-faahsan

https://youtu.be/-ooBggvMWHo

COMMENTS
LINKS