|
|||||
WAJAALE NEWS
Dowlad Deegaanka Soomaalida oo Ka Hadlay Heshiiska ONLF iyo Itoobiya
October 23, 2018 - Written by Reporter:Jig Jiga (WJN)- Maamulka dowlad deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya ayaa soo dhaweeyay heshiis dowladda Itoobiya ay la gashay jabhadda hubeysan ee ONLF oo muddo dheer dagaal kula jirtay dowladda. Heshiiskaas oo ka dhacay magaalada Asmara ee dalka Eritrea ayaa soo afjaraya colaadda u dhaxeysay labada dhinac, wuxuuna heshiiskaasi qeyb ka yahay isbadallada uu la yimid ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Axmed. Wasiirka Warfaafin Dowlad deegaanka Soomaalida Guuleed Aw Cali Kaahin ayaa waxa uu soo dhaweeyay heshiiska ay wada gaadheen labada dhinac.
Related posts:Siyaasi Axmed Nasiye Oo Ka Warbixiyay Shirar Maalmihii Udanbeeyay Usocday Bulshada Reer Gabiley Iyo ... DAAWO' Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheikh oo sheegay Inaanu ka Cararin Madaxtooyada, ayna joogeen I... Taliyaha Ciidamada Ilaalada Xeebaha Somaliland Oo Ka Warbixiyey Waxa Uu Ku Salaysnaa Kulan Madaxwayn... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|