Dadweynaha Deegaanka Ijaara Ee Gobolka Gabiley oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Waxqabad La’aanta Xukuumada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadweynaha Deegaanka Ijaara Ee Gobolka Gabiley oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Waxqabad La’aanta Xukuumada
October 31, 2018 - Written by Reporter:

Gabiley (WJN)- Dadweynaha ku dhaqan deegaanka Ijaara ee gobolka Gabiley ayaa waxa ay cabasho xoogan ka mujiyeen adeegyadii bulshada oo ay sheegeen inaanay gabi ahaanba deegaanku lahayn.

Dhinaca kale dadweynahan ayaa waxa ay maamulka dowlada hoose ee Gabiley ay ku dhaliileen inaay wax waxqabad ah ka fulin deegaaanka oo ay arkaan marka cashuurta ay doonayaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS