|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xildhibaan Xasan Shahar Oo Ka Jawaabay Cabashada Qaarkamida Dadwaynaha Degmada Axmed Dhagax Soona Bandhigay Wadooyinka Dawlada Hoose Ka Hirgalisay Xaafadan.
October 18, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Xildhibaan Xasan Cabdi Cali (xasan shahar) oo kamida golaha deegaanka caasimada hargaysa ayaa ka hadlay cabashada qaarkamida dadwaynaha xaafada axmed dhagax oo maalmihii ugu danbeeyay warbaahinta ka hadlayay isagoo dadwaynaha xaafada ugu baaaqay in ay waxa ay tabanayaan sifiican usheegtaan, Sidoo kale xildhibaan Xasan Shahar ayaa dadka arimaha xaafadan siyaasada ka dayaya ugu baaqay in aanay jirin wax kalkaasi lagu mashquulo cashuurtuna ay soconayso isagoo dhanka kale Xildhibaanka ayaa soo sharaxay waxyaabaha horumarineed ee dawlada hoose ka qabatay xaafada axmed dhagax. Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo faah faahsan;
Related posts:Robotka Lagu Magacaabo Safiya Oo La Kulantay Raysal Wasaaraha Ethiopia iyo Su'aalaha Ay Is Dhaafsade... DAAWO: Suldaan Mawliid Sabayso Oo Kamid Saladiinta Waqooyiga Hargaysa, Oo Jawaab Adag Ka Bixiyay Had... DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Somaliland Oo Qado Sharaf Ku Maamuusay Safiirka Cusub Dawlada Itoobiya ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|