DAAWO; Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dhalinyaro Ay USoo Xidh Xidheen Gawaadhida La Xado Iyo Noocyada furayaasha Ay Isticmaalaan. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Dhalinyaro Ay USoo Xidh Xidheen Gawaadhida La Xado Iyo Noocyada furayaasha Ay Isticmaalaan.
October 25, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Taliye kuxigeenka ciidanka booliska Somaliland oo ay weheliyaan afhayeenka ciidanka iyo saraakiil kale ayaa shir jaraa,id oo ay ku qabteen faah faahin kaga bixiyay dhalinyaro tiro badan oo ay usoo qab qabteen gawaadhi laga xaday gudaha magaalada hargaysa

Sidoo kale ciidanka booliska ayaa soo bandhigay  noocyada kale duwan ee dhalinyarada ku furtaan baabuurta ay ka kaxaystaan goobaha baarkinada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS