|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Saraakiisha Ciidamada Qalabka Sida Ee Maamul Goboleedka Puntland Oo Kasoo Horjeestay In Dib Loo Soo Doorto Cabdiwali Gaas.
October 24, 2018 - Written by Editor:GAROOWE(W,N) Saraakiisha ciidamada qalabka sida ee maamul goboleedka somaliya Puthland oo kasoo horjeestay shirka maamul goboleedyada somaliya soono jeediyay in aan dib loosoo dooran madaxwayne cabdiwali gaas. Sidoo kale saraakiisha ciidamada puthland ayaa qaybaha kala duwan ee bulshada puthland ugu baaqay in loo baahan yahay In lasoo doorto cid aqoon uleh xaalada dalka kana digay in golayaasha qaataan laaluush, HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN; https://youtu.be/wsD9UgN7pxA Related posts:Mulkiilaha World Remit Oo Sheegay In Maayarka Caasimadu Talaabo Ka Qaaday Shaqaale Dawlada Hoose Kat... DAAWO; Guddoomiyaha Golaha Guurtida Oo Ka Hadlay Loollanka Kulmiye & Wareejinta Haamaha Iyo Arimo K... Barnaamijka Doodda Caawa Ee Telefiishanka BBC-da oo Lagu Faaqiday Xidhiidhka Isa Soo Taraya Ee Somal... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|