|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Madaxwayne Kuxigeenka Jsl Iyo Madaxda Shirkada Dp World Oo Si Wada jir ah U dhagax Dhigay Dhismaha Dekeda Berbera.
October 10, 2018 - Written by Editor:BERBERA(W,N) Madaxwayne kuxigeenka Somaliland iyo masuuliyiin kale oo kamida xukuumada Somaliland, maamulka gobolk saaxil ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad lagu dhax dhigayay dhismaha dekeda berbera Waxaana munaasibad kasoo qaybgalay kuxigeenka shirkada Dp World iyo madax kale oo ka socotay shirkada gacanta ku haysa dekeda berbera HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN; https://youtu.be/0nKh3llbnqg
Related posts:Xildhibaan Ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Ku Baaqay In La Xidho Safaarada Turkiga Ee Hargeysa Madaxdhaqameedka Beelaha Dir Oo Soo Gaadhay Boorama, Bogaadiyayna Nabadaynta Beelaha Wada Dega Gobol... Daawo:Odayaal Iyo Waxgarad Ka Soo Si Adag Uga Hadlay Amarkii Hogaamiye Xirsi Lagaga Horjoogsaday In ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|