|
|||||
WAJAALE NEWS
DAAWO; Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Kormeer Ku Tagay Xaafada Istanbul Oo Ay Ku Gubteen 45 Guri, Shaacinayayna Wakhtiga Qoysaskan La Rarayo.
October 9, 2018 - Written by Editor:Hargaysa(W,N) Maayarka caasimada Hargaysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid oo ay weheliyaan masuuliyiin ka socda wasaarada shaqada iyo arimaha bulshada ayaa kormeer ku tagay xaafada istanbul oo ay degan yihiin dad barakacayaal ah. Sidoo kale Maayarka caasimada hargaysa ayaa tacsi udiray dadkii ku geeriyooday dabkii dhawaan ka kacay xaafadan iyo kuwii khasaaruhu kasooo gaadhay Maayar cabdiraxmaan soltelco ayaa sheegay in ay qoysaskan deg deg urari doonaa isla markaana ay dejin doonaa dhul ay leeyihiin. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;
Related posts:Daawo; Gudoomiyaha Guurtida Oo si kulul uga Hadlay Dhaliisha Mucaaridka“Doorashooyinka ninka maanta ... Daawo Barnaamijka ciida ee Xiddigaha Geeska Ee TVga Muqdisho Hargeisa Kaga Dhexduubay Qabtii 2aad... DAAWO:- Masuuliyiinta Wadani Oo Saaka la Keenay Maxkamada iyo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga oo Madaxtoo... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|