DAAWO; Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Kastamka Magaalada Tog Wajaale, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Gudida Dhaqaalaha Ee Golaha Wakiilada Jsl Oo Kormeer Ku Tagay Kastamka Magaalada Tog Wajaale,
October 23, 2018 - Written by Editor:

Tog Wajaale(W,N) Wafti uu hogaaminayo gudoomiyah  gudida dhaqaalaha ee golaha wakiilada somaliland ayaa maanta kormeer ku tagay kastamka wasaarada maaliyada ee magaalada tog wajaale Gobolka gabiley.

Ujeedada kormeerka gudidan ayaa ahaa sidii ay wax uga ogaan lahaayeen goobaha dakhli ururinta ee wasaarada maaliyada iyo guud ahaan Xaalada Magaalada Tog wajaale

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS