DAAWO; Deegaanka Ilmo-Dado Ee Gobolka Gabiley Oo Markii Ugu Horaysay Laga Hirgaliyay Xarun Caafimaad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Deegaanka Ilmo-Dado Ee Gobolka Gabiley Oo Markii Ugu Horaysay Laga Hirgaliyay Xarun Caafimaad.
October 26, 2018 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Deegaanka ilo-dado oo katirsan gobolka gabiley ayaa la hirgaliyay xarun caafimaad MCH  kaasi oo ay dhismihiisa fuliyeen Ururka Himilo Action Group oo ah urur mutadawaciin ah.

XARUN CAFIMAAD G

Waxaana munaasibadan ka qaybgalay iskuduwaha caafimaadka gobolka gabiley xildhibaano iyo masuuliyiin kale ookatirsan bulshada reer gabiley.

XARUN CAFIMAD

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS