|
|||||
WAJAALE NEWS
Agaasimaha Cusub Barnaamijka Shaqo Qaran oo Ka Dareen Celiyay Xilka Loo Magacaabay, Iskana Casilay Xilkii Uu Ka Hayay Jaamacada Edna Adan
October 7, 2018 - Written by Reporter:Hargeysa (WJN)- Agaasimaha cusub ee Barnaamijka Shaqo Qaran Maxamed Xuseen Cismaan oo uu shalay Madaxweyne Muuse Biixi u magacaabay xilkaasi ayaa ka hadley xilkaas loo magacaabey isla markaana Madaxweynaha Somaliland uga mahad celiyey. Sidoo kale agaasimaha cusub ayaa waxaa uu iskaga tagay oo uu iska casilay xilkii uu ka hayey jaamacada Edna oo uu ahaa gudoomiyihii Jaamacada Edna Adan Universaty.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Dib Udajinta Jsl Oo Ka Dareen Celiyay Xilka Madaxwaynaha Somaliland Uma... DAAWO: Guurtida oo Sheegay Kulan Ay Madaxweynaha la yeesheen Inay Ka Diideen Ka Noqoshada Go'aankii... Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Dagaal Ka Dhacay Magaalada Garoowe Iyo Khasaaraha Dhimasho Iyo Dhaawac Ee ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|