50 Qof oo Ku Dhimatay Dagaalka Dhumay Ee Koonfurta Laascaanood iyo Wararkii U Danbeeyay
October 23, 2018 - Written by Reporter:
Laascaanood (WJN)- Waxaa sare u kacay dadkii ku dhintay dagaalkii shalay deegaanka Dhumay ee koonfurta magaalada Laascaanood ku dhex maray labada beelood, waxayna hadda kor u dhaafayaan dhimashadu konton qof.