|
|||||
WAJAALE NEWS
Sanad Guuradii 23 Ee Ka Soo Wareegtay Aasaaska Ciidamada Bada Somaliland oo Lagu Qabtay Saylac
October 1, 2018 - Written by Reporter:Saylac (WJN)- Xuska sanad guurada 23aad ee ka soo wareegtay markii la aasaay Ciidamada ilaalada Xeebaha Somaliland ayaa waxa maanta lagu qabtay magaalada Saylac iyagoo ciidanku dhoolus balaadhan ku sameeyay xeebaha Saylac iyo Sacaadadiin. Munaasibada xuska Ciidanka Ilaalada Xeebaha waxaa ka soo qayb galay maamulka gobolka Salal, Masuuliyiinta Wasaarada Kaluumaysiga, Taliyaha Ciidanka ilaalada Xeebaha ee Saylac.
Halkan hoose ka daawo muuqaalka
Related posts:DAAWO; Fanaan Maxamed Siciid BK Oo Barmaamijka Ololaha La Dagaalanka Qabyaalada Ku Qabtay Ceel-Afwa... Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Madaxwayne Biixi Ku Dhaliilay Maraakiib Sida Shidaal Oo Ay Udiiday Inay... Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Waddani Oo Sheegay In Gabiley Ayna Noqon Doonin Goob U Xidhan Xisbiga K... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|